Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 16 2008
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gaaray Baladweyne
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 16 July 2008

Baladweyne, (insidesomalia.org)- Wararka laga helayo Degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo cusub oo ka tirsan kuwa Itoobiya ay gaareen degmadaas, kuwaasoo wata gaadiid dagaal.

 

Ciidamadaan ayaa waxay aroortii shalay kasoo dhaqaaqeen Degmada Feerfeer oo ku taala xadka u dhexeeyay labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya, iyagoo wada sida la sheegay saanado Ciidan iyo sahay isugu jira cunno iyo shidaal.

 

Qaar ka mid ah dadka Degamda Baladweyne ayaa waxay sheegeen in xalay saqdii dhexe ay Ciidamadaan mareen gudaha Baladweyne, iyadoo qaarkood ay lugeynayaan, halka kuwa kalena ay gaadiid saarnaayeen.

 

Ma jirin wax iskahorimaadyo ah oo dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo kooxaha diiddan joogitaankooda, waxaana Maxkamaduhu ay shalay isaga baxeen gudaha Baladweyne, kaddib markii ay wada hadaleen iyaga iyo Odayaasha Gobolkaas.

 

Dhanka kale, waxaa lagu garaacay buurta Janta kundishe ee ay kaga sugan yihiin Ciidamada Itoobiya Degmada Baladweyne Madaafiic hoobiyeyaal ah, iyadoo ay diideen Maxkamaduhu in ay ka dambeeyeen.

 

Sheekh Xuseen Gaagaale oo u hadlay Maxkamadaha wuxuu sheegay inaysan iyagu ka dambeyn duqeyntaas, balse ay Ciidamadaas tuurayeen Madaafiic aad u xooggan, ayna ka warheleen in ay u soo socdaan sahay iyo saanado kala duwan.

 

Ciidamo Itoobiyaan ah oo kale ayaa la xusay in ay ku wajahan yihiin Baladweyne, halka wararka qaarkood ay sheegayaan in Ciidamadaas qaarkood ay ku socdaan Degmada Jowhar ee xarunta Shabeellada dhexe.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >